Trump uu xaalku ku xun yahay iyo baaris horseedi karta in xilka laga qaado oo bilowday

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa xiligan wajahaya xaalad siyaasadeed oo adag ,kadib markii Xisbiga Dimuqraaddiga ay diyaariyeen mooshin iyo baaritaano horseedi kara in xilka laga qaado Trump. Trump ayaa loo soo jeediyay eedo ay kamid tahay in dowlado shesheeye uu weediistay kaalmo iyo taageero ka siiyaan doorashada 2020-ka, waxaa sidoo kale soo baxaya fadeexooyin kale … Continue reading Trump uu xaalku ku xun yahay iyo baaris horseedi karta in xilka laga qaado oo bilowday